(WO852) - [SO]
Begegnung (2) / la kulanka
Fortsetzung von der vorherigen Seite / Ka sii socota boggii hore |
|
In Österreich gibt man sich beim Begrüßen und beim Weggehen normalerweise die Hand. Auch wenn man neue Leute trifft, gibt man jeder Person einmal die Hand. Das ist höflich. Man schaut der Person dabei auch in die Augen. |
Austraia dadku badanaa way is gacan qaadaan marka ay salaamayaan iyo marka ay baxayaan. Xataa markaad dad cusub la kulanto, qof walba hal mar ayaad gacan qaadaysaa. Taasi waa edeb. Sidoo kale qofka indhaha ayaad ka eegaysaa. |
Sehr oft vereinbart man einen Termin für eine bestimmte Uhrzeit. Manchmal kann man zu diesem vereinbarten Termin nicht pünktlich kommen. Dann ist es üblich, dass man anruft und die andere Person über die Verspätung informiert. Die Person, die warten muss, weiß dann, was passiert ist. Sie freut sich darüber, dass man respektvoll mit ihrer Zeit umgeht. |
Inta badan waxaad samaysataa ballan wakhti gaar ah. Mararka qaarkood ma iman kartid ballanta lagu heshiiyay waqtigii loogu talagalay. Markaa waa caado in la waco oo qofka kale loo sheego dib u dhaca. Qofka sugi doona ayaa markaas ogaan doona waxa dhacay. Waxay ku faraxsan tahay in waqtigeeda loola dhaqmo si ixtiraam leh. |
Fortsetzung auf der nächsten Seite / Ku sii socota bogga xiga |