(WO822) - [SO]  

 

Religion und Staat (2) / Diinta iyo dawladnimada

 

 

Diesen Text anhören / dhageyso qoraalka

Fortsetzung von der vorherigen Seite     /  Ka sii socota boggii hore

Religionen

 

In Österreich darf jeder Mensch seine Religion selbst wählen, öffentlich ausüben, verschweigen oder aufgeben.

Ab dem Alter von 14 Jahren darf man sich selbst für oder gegen eine Religion entscheiden.

Die Religion darf man wechseln.

Es ist auch erlaubt, keine Religion zu haben oder aus einer Religionsgemeinschaft auszutreten.

Diimaha

 

Austria, qof kasta waxaa loo oggol yahay inuu doorto diintiisa, ku dhaqmo si fagaare ah, qariyo ama ka tanaasulo.

Laga bilaabo da'da 14 sano waxaad go'aansan kartaa diin ama diidmo.

Waad bedeli kartaa diintaada.

Waxa kale oo la ogol yahay in aan diin la'aanteed ama in laga tago bulsho diimeed.

Die Gesellschaft in Österreich ist nicht getrennt in „Gläubige“ oder „Ungläubige“.

In Österreich leben Menschen, die alle die gleichen Rechte und Pflichten haben.

Jede Person kann sich im eigenen Leben individuell für oder gegen einen Glauben entscheiden.

Bulshada Austraia uma kala qaybsana "mu'miniinta" iyo "gaalo".

Dadku waxay ku nool yihiin Awstaria oo dhamaantood leh xuquuq iyo waajibaad isku mid ah.

Qof kastaa si gaar ah ayuu u go'aansan karaa ama uga soo horjeedaa rumaysnaanta noloshiisa.

Zum nächsten Abschnitt     /  Lasoco qaybta xigta

zur Seite Inhalt  /  bogga nuxurka