(WO622) - [SO]  

 

Hausordnung (2) / Xeerka guriga

 

 

diesen Text anhören  / dhageyso qoraalka

Fortsetzung von der vorherigen Seite     /  Ka sii socota boggii hore

In manchen Wohnanlagen sind Haustiere erlaubt. Das steht dann im Mietvertrag oder in der Hausordnung.

 

In Österreich haben viele Menschen zu Hause einen Hund, eine Katze oder andere Haustiere.

 

Der Besitzer oder die Besitzerin von einem Tier kann zur Polizei gehen, wenn jemand das Tier verletzt oder schlecht behandelt.

Umgekehrt muss sich auch der Besitzer oder die Besitzerin von einem Tier darum kümmern, dass seine/ihre Tiere die Nachbarinnen und Nachbarn nicht stören.

Auch Tiere, die niemandem gehören, dürfen nicht verletzt oder schlecht behandelt werden.

Xayawaanka guryaha lagu haysto ayaa loo ogol yahay dhismeyaasha la dego qaarkood. Tan waxa lagu sheegay heshiiska kiraynta ama xeerarka guriga.

 

Austria, dad badan ayaa guriga ku haysta eey, bisad ama xayawaan kale.

 

Milkiilaha neefku wuxuu aadi karaa booliiska haddii qof uu si xun ula dhaqmo neefka.

Taa beddelkeeda, qofka xoolaha iska leh waa inuu sidoo kale hubiyaa in xoolihiisu aanay dhibin deriska.

Xataa xoolaha aan cidi lahayn waa inaan la dhaawacmin ama aan si xun loola dhaqmin.

Auch für das Grillen gibt es Regeln.

Man muss sich im Vorhinein informieren, ob man auf dem Balkon oder im Garten grillen darf.

Wenn das Grillen erlaubt ist, muss man aber auch Rücksicht auf die Nachbarinnen und Nachbarn nehmen

Waxa kale oo jira xeerar wax lagu dubayo.

Waa inaad horay u sii ogaataa inaad balakoonka ku duban karto ama beerta dhexdeeda.

Haddii barbecuing la oggol yahay, waa inaad sidoo kale tixgelisaa deriskaaga

Zum nächsten Abschnitt     /  Lasoco qaybta xigta

zur Seite Inhalt    /   bogga nuxurka