(WO123) - [SO]  

 

Einführende Worte … (3)  /  Introductory words ... (3) 

 

 

diesen Text anhören  /  dhageyso qoraalka

Fortsetzung von der vorherigen Seite   Ka sii socota boggii hore

lerne neue Wörter und Begriffe  /  baro ereyo iyo erayo cusub

 

Der Staat garantiert uns diese Rechte mit seinen Gesetzen.

Niemand steht über diesen Gesetzen.

Keine Behörde, keine Religion und keine kulturelle oder mora-lische Meinung.

In Österreich dürfen wir kritisieren und sagen, was uns nicht gefällt.

Wir alle sollen unsere eigenen Rechte und die Rechte von anderen Menschen schützen.

Dawladdu waxay nagu dammaanad qaadaysaa xuquuqahan iyada oo loo marayo shuruucdeeda.

Ma jiro qof ka sarreeya sharciyadan.

Ma jirto maamul, diin iyo fikrad dhaqan iyo akhlaaq toona.

Austria waxa naloo ogol yahay in aanu dhaleecaynno oo aanu nidhaahno waxa aynaan jeclayn.

Dhammaanteen waa inaan ilaalinaa xuquuqdeena iyo xuquuqda dadka kale.

Auch in Österreich waren die Menschen nicht immer frei und sicher.

Es war ein langer Weg zu diesen Rechten, die hart erkämpft wurden.

Heute erscheinen uns diese Rechte ganz normal.

 

Aber wir müssen trotzdem weiterhin dafür arbeiten, dass das so bleibt.

Auch von Ihnen erwarten wir, dass Sie mit uns zusammen daran arbeiten.

In Österreich ist es normal, dass Menschen aus verschiedenen Ländern und Kulturen zusammenleben.

Xataa Austria, dadku mar walba xor iyo nabad ma ahayn.

Waxay ahayd waddo dheer oo loo maro xuquuqahaas, kuwaas oo si adag loogu guuleystay.

Maanta xuquuqahani waxay noogu muuqdaan wax caadi ah.

 

Laakiin weli waa inaan sii wadnaa ka shaqeynta si aan u hubinno inay sidaas ku sii ahaato.

Waxaan sidoo kale kaa fileynaa inaad nagala shaqeyso arrintan.

Austria waa caadi in dadka ka yimid wadamo iyo dhaqamo kala duwan ay wada noolaadaan.

Es ist dabei nicht entscheidend, aus welchen Gründen jemand nach Österreich gekommen ist.

Die Integration von anerkannten Flüchtlingen ist sehr wichtig, damit das Zusammenleben in unserer Gesellschaft weiterhin funktioniert

Muhiim ma aha sababta uu qof u yimid Awstaria.

Is dhexgalka qaxootiga la aqoonsan yahay waa mid aad muhiim u ah si wada noolaanshaha bulshadeena ay u sii shaqeyso

Zum nächsten Abschnitt  /  To the next section  

zur Seite Inhalt    /   bogga nuxurka